Other News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul

February 7, 2014 12:10 pm0 comments
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo waqtigiisa inta badan ku bixiyey midnimada Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Read more ›

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalintii labaad ku sugan magaalada Muqdisho

12:08 pm0 comments
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalintii labaad ku sugan magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalintii labaad ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaa sheegay in Puntland ay u taagan tahay siddii dib loogu soo celin lahaa minimada Soomaaliya. “Annigoo ku hadlaya dowladda iyo shacabka ku nool Puntland, waxaa naga go’an in aan ka shaqeeno midnimada Soomaaliya iyo waddankeena inuu […]

Read more ›

AXMED MADOOBE OO MADAXADA DOWLADA UGU BAAQAY IN AY KA FOGAADAAN KHILAAFKA

12:06 pm6 comments
AXMED MADOOBE OO MADAXADA DOWLADA UGU BAAQAY IN AY KA FOGAADAAN KHILAAFKA

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”, ayaa Madaxda sare ee dalka gaar haan Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ugu baaqay in ay ka fogaadaan khilaafka, xilliyada qaar soo kala dhexgala Madaxda dowlada. Wuxuu sheegay in looga fadhiyo Madaxda dalka in ay u wada shaqeeyaan qaabkii ay […]

Read more ›